Lyrics
Laaleys cirkoo ku lixaadsamoo
Dhirta curud dhashiyoo leexsataay
Sida laan baxdoo ubax liicayso
Luuley qalbigu kuu laacayaa
Laaleys cirkoo ku lixaadsamoo
Dhirta curud dhashiyoo leexsataay
Sida laan baxdoo ubax liicayso
Luuley qalbigu kuu laacayaa
Written by: yaxye biixi kooshin