Music Video
Music Video
Credits
PERFORMING ARTISTS
Kkurbostudio
Melodica
COMPOSITION & LYRICS
Abdi Ismail Said
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Kkurbostudio
Producer
Lyrics
Jacaylka dhibaa ku xeeran
Dhib iyo walwalbaa ku xeeran
Xan iyo been baa ku Xeeran
Xan iyo Been baa ku xeeran
Jacaylka dhibaa ku xeeran
Dhib iyo walwalbaa ku xeeran
Xan iyo been baa ku Xeeran
Xan iyo Been baa ku xeeran
In La isku samraa xalaalo
Xiliba xiligiisu weeyee
Xayaatadu Meel Ma jogtee
Xariir dahaboy xariir
Xariirr dahaboy dahaboy
Xarir dahabooy Isaamax
In La isku samraa xalaalo
Xiliba xiligiisu weeyee
Xayaatadu Meel Ma jogtee
Xariir dahaboy xariir
Xariirr dahaboy dahaboy
Xarir dahabooy Isaamax
Garyahayn xaal baan Ku siiyay
Hadan shalay ku xumeeyay
Waliba aan kaa xanaajay
Xurmaan hada ku hayaaye
Xabiibi iidul qaado oo
Xidhiidkeeni ha goynin
Garyahayn xaal baan Ku siiyay
Hadan shalay ku xumeeyay
Waliba aan kaa xanaajay
Xurmaan hada ku hayaaye
Xabiibi iidul qaado oo
Xidhiidkeeni ha goynin
Shakiyo hinaasaha xidhiidhsan
Farxadiyo xanaaqba xidhidhsan
Ladniyo xanuunka xidhiidhsan
Ladniyo xanuunka xidhiidhsan
Shakiyo hinaasaha xidhiidhsan
Farxadiyo xanaaqba xidhidhsan
Ladniyo xanuunka xidhiidhsan
Ladniyo xanuunka xidhiidhsan
Xuduudka dad loosameeyay
Hadan xadka maalin Dhaafay
Xiskaygani dhankaaga doortay
Xariir dahaboy xariir
Xariirr dahaboy dahaboy
Xujooyinka Qaar ka dayso
Xuduudka dad loosameeyay
Hadan xadka maalin Dhaafay
Xiskaygani dhankaaga doortay
Xariir dahaboy xariir
Xariirr dahaboy dahaboy
Xujooyinka Qaar ka dayso
Written by: Abdi Ismail Said


