Видео
Видео
Создатели
ИСПОЛНИТЕЛИ
Nahom Solomon
Бас
МУЗЫКА И СЛОВА
Yasmine Ali Abdi
Автор песен
ПРОДЮСЕРЫ И ЗВУКОРЕЖИССЕРЫ
Nahom Solomon
Продюсер
Слова
Habeenki aan isla kulmeynu bal ii sheeg
Wiilow mar kasta aan ku arko adi aan rabat in aan ku lahadlow
Aduunka dadka dhan o jooga marabi adi baan ku rabaa
Hadaad ii rabin waqtigayga ha iga dhuminin wiilow

Hadi and caawo so hadlin
Ila barito aan ku sugi
Caawo so hadlin
Barito aan ku sugi
Caawo

Written by: Yasmine Ali Abdi