album cover
Ciiltira
1,270
Dance
Ciiltira was released on March 12, 2020 by simba as a part of the album Ciiltira - Single
album cover
Release DateMarch 12, 2020
Labelsimba
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM99

Credits

PERFORMING ARTISTS
Guled simba
Guled simba
Performer
COMPOSITION & LYRICS
furinle
furinle
Songwriter

Lyrics

Waa saafi ciiltiira
Curud weeye gaariya
Cilmi baa hagaayo
Caqligeeda waa taam
Waa saafi ciiltiira
Curud weeye gaariya
Cilmi baa hagaayo
Caqligeeda waa taam
Curud weeye loo bogo
Ceeladeeda waa nasab
Camalkeedu waa khar sharafbay ku caan tahay
Curad weye loo bogay caynadeyda waa nasab
Camal keedu waa qeyr sharaf bey kucaan tahay
Hmm ninka calaf ilaahay cashaqeedu ugu daro
Cizikizu badana calashan daraadeed daradeed
Raga caara dheera
Ninka calaf ilaahay cashaqeedu ugu daro
Cizikizu badana calashan daraadeed daradeed
Raga caara dheera
Waa saafi ciltira quruxley cajaiba
Hablaha ceynadeeyda male calaamko idil
Waa saafi ciltira quruxley cajaiba
Hablaha ceynadeeyda male calaamko idil
Curad wye maangaba carabkeedu ceeb maleh
Cidna kama dacwooto ceeb wee kamarantahay
Curad wye maangaba carabkeedu ceeb maleh
Cidna kama dacwooto ceeb wee kamarantahay
Hmm ninka calaf ilaahay cashaqeedu ugu daro
Cizikizu badana calashan daraadeed daraaded
Ragga caara dheera
Hmm ninka calaf ilaahay cashaqeedu ugu daro
Cizikizu badana calashan daraadeed daraaded
Ragga caara dheera
Written by: furinle
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...