Lyrics

Diritto Six men dhulka dhigay adi ben umaley (ben umaley) Runta ina sheega uso baxay faan umaley (faan umaley) Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley (sheikh umaley) Baryahan waxa socdo run umaley (run umaley) Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley Markey kutirahdo kaama marmo run umaley Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley Halko doolar ado ka wato kun umaley Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley (walal umaley) Markey kutirahdo kaama marmo run umaley (run umaley) Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley (laan umaley) Halko doolar ado ka wato kun umaley (kun umaley) Sharma boy legend waye ben umaley Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ben miya run miya ben miya run miya Ben miya run miya been miyaa run miyaa Yaa oog (yaa oog) (that's me) Anilee oog (anilee oog) Ok ben miya run miya ben miya run miya Ben miya run miya been miyaa run miyaa Yaa oog idinkaa oog (idinkaa oog) Jack jack jack on the beat Eba ila jiro shar ima taabate Dada kulajiro wey kugu daadate Marhoraan ku iri ha ila yaabine Wa itaqana ani caan maraadiye Eba ila jiro shar ima taabate (shar ima taabate) Dada kulajiro wey kugu daadate (kugu daadate) Marhoraan ku iri ha ila yaabine (ha ila yaabine) Wa itaqana ani caan ma raadiye (caan ma raadiye) Hal mar marka sameno waku ceshanena (ceshanena) Heestan markey dhamato waku ceshanena (ceshanena) Hada hadaa kadhacdo waku sexaneena (waku sexaneena) Fab santana my brother wa xasuusanena (wa xasuusanena) Xamar marka joogo waxa taaganahay Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ben miya run miya ben miya run miya Ben miya run miya been miyaa run miyaa Yaa oog (yaa oog) (that's me) Anilee oog (anilee oog) Ok ben miya run miya ben miya run miya Ben miya run miya been miyaa run miyaa Yaa oog idinkaa oog (idinkaa oog) Six men dhulka dhigay adi ben umaley (ben umaley) Runta ina sheega uso baxay faan umaley (faan umaley) Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley (sheikh umaley) Baryahan waxa socdo run umaley (run umaley) Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley Markey kutirahdo kaama marmo run umaley Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley Halko doolar ado ka wato kun umaley Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley (walal umaley) Markey kutirahdo kaama marmo run umaley (run umaley) Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley (laan umaley) Halko doolar ado ka wato kun umaley (kun umaley) Sharma boy legend waye ben umaley Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ya isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Ya isgaare wali ya isgaare (wali ya isgaare) Ya Isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) sug Yaa isgaare wali ya isgaare (ya isgaare wali ya isgaare) Ya Isgaare wali ya Isgaare (wali ya isgaare) sug Ya Isgaare wali ya Isgaare (ya isgaare wali ya isgaare)
Writer(s): Izzadin Jamaldin Kasim, Mohamed Abdullahi" Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out