album cover
Tusmo
443
Country
Skladba Tusmo vyšla 8. září 2004 somalimusic na albu Awaale Adan
album cover
Datum vydání8. září 2004
Štíteksomalimusic
JazykEnglish
Melodičnost
Akustičnost
Valence
Tanečnost
Energie
BPM

Hudební video

Hudební video

Kredity

Texty

Kuma koobi karo tiree hadaan
taabto quruxdaada
todobkoo darooroo arlada
tiixu wada gaadhey
geeduhu taraareen
nimcadu tog waliba buuxdo
tafiirtii suleekhaan marwooy
kugu tilmaamaa
todobkoo darooroo arlada
tiixu wada gaadhey
geeduhu taraareen
nimcadu tog waliba buuxdo
tafiirtii suleekhaan marwooy
kugu tilmaamaa
wuu uu taaba galayaa
kalgacal loo shin tiriyaaye
wuu uu taaba galayaa
kalgacal loo shin tiriyaaye
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
wuu uu taaba galayaa
kalgacal loo shin tiriyaaye
wuu uu taaba galayaa
kalgacal loo shin tiriyaaye
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
Asluub loogu taliyey hadaan
taxo amaantaada
Asluub loogu taliyey hadaan
taxo amaantaada
tagsaniyo waxad tahay
hablaha heer la tiigsado
caqli taamahoo qaba xishood
lagu tidcaad tahey
tayadii suleekhoo
wakhtigan taagan baa tahaye
tagsaniyo waxad tahay
hablaha heer la tiigsado
caqli taamahoo qaba xishood
lagu tidcaad tahey
tayadii suleekhoo
wakhtigan taagan baa tahaye
jaceyl daacad tiirsadey
ayaan abid tasoobine
jaceyl daacad tiirsadey
ayaan abid tasoobine
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
jaceyl daacad tiirsadey
ayaan abid tasoobine
jaceyl daacad tiirsadey
ayaan abid tasoobine
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
tusmo ila wadaag aaminaay
waan ku tabayaayee
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...