Συντελεστές
PERFORMING ARTISTS
Samiir Zaam
Performer
COMPOSITION & LYRICS
nasteexo ali
Songwriter
Στίχοι
Verse 1
Imtixaan waxaa iigu filan adi la'aantaaye
Anbadoo sidii hore ma ihi dhigay itaalkiye
Niyad jabay aluunbaa ogoo waan inkirayaaye
Nin ragihi ma ooyeee Miyaan Aamus Garan Waayay
Aadmigu wanaagu taraa lagu amaanaayee
Hadii aad abaal ii Gashana kuma ilaaweene
Aragaaga Ruux 'doonayaa kaa agtagi waayee
Isha nugul dareenbaa watee fahan amuurteeda
Hook
Ergo iyo waxaan soo dirsaday odayo waaweyne
Maad ajiibin arinkey wadeen diiday amarkiiye
Indhahaygu waay ooyayaan waliba aawgaaye
Ma inaan is dhiibad rabtaa waad i aragtaaye
Chorus
Ikhtiyaar ma lihiyoo jacayl iga awood wayne
Istareexi maayo adaan kugu ahaa Ruuxe
Aduunyada korkiisay nafluhu isigu eexdaane
Ilaahay dartii iigu imo waan ku sugayaaye
Written by: nasteexo ali

