गाने

Shalala Shalala Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Hadaan dudo i diga o Dadyow hay dagaalina Hadaan dudo i diga o Dadyow hay dagaalina Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Dayaxiyo daruuraha Dushoodan ka dagaya Dayaxiyo daruuraha Dushoodan ka dagaya Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Aaaa Waan daale I daayo I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte Mmm Ohhhh I daamaqade I daawada Waxa u daran Nin daalo Dantiisuna ka durugte
Writer(s): Asad Faqdiid Dirisle Abdi Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out