Lirik

Sheekoy dadkoo dhan jecelaa beesoy Maalin Alle keeno sheeno (keeno sheeno) Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo (kaarteeyo) Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo (oo bashaalo) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Xoriyada qolka haloo daayo (haloo daayo) Geedaha nabada haloo beero (haloo beero) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono) Geedaha nabada haloo beero (haloo beero) Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi) Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi) Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi) Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali) Baadi maqan soo naadi Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah) Ebbe wax ka sareeyo sare saaran maleh (haye) Waxa kale xooga saasa maleh (haye) Umada qaar faan saasa maleh (haye) Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye) Dhalinta maanta eed saasa maleh (haye) Umada qaar faan saasa maleh (haye) Hadaan midowno dhib saasa maleh (haye) Dhalinta maanta eed saasa maleeh Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi) Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi) Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi) Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali) Baadi maqan soo naadi Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah) Sheekoy dadkoo dhan jecelaa beesoy Maalin Alle keeno sheeno (keeno sheeno) Qof walbaa jecel inuu kaarteeyo (kaarteeyo) Kadib dhaanteeyo, keedeeyo xarakeeyo oo bashaalo (oo bashaalo) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Xoriyada qolka haloo daayo (haloo daayo) Geedaha nabada haloo beero (haloo beero) Dhalinyaro see rabaan haloo yeelo (haloo yeelo) Dalkaan nabada haloo doono (haloo doono) Geedaha nabada haloo beero (haloo beero) Shekadaan dheer soo gaabi (dheer soo gaabi) Hadalada dhaadheer soo gaabi (dhaahdeer soo gaabi) Muhiimada dhabta ah soo jeedi (dhabta ah soo jeedi) Arimahaan dhaadheer soo xali (dhaadheer oo xali) Baadi maqan soo naadi Kadib sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah cadees ah (sheeko iyo shaah cadees ah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah (sheeko iyo shaah) Sheeko iyo shaah bigees ah (sheeko iyo shaah bigees ah)
Writer(s): Izzadin Jamaldin Kasim Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out