クレジット

PERFORMING ARTISTS
Khadar Keyow
Khadar Keyow
Vocals
Noordin Huncho
Noordin Huncho
Music Director
COMPOSITION & LYRICS
Khadar Ibrahim Omar
Khadar Ibrahim Omar
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Abdiwahab Cantar Naaji
Abdiwahab Cantar Naaji
Producer
Ali Jeylani
Ali Jeylani
Producer

歌詞

Hubaal sadriga, waad baanatoo
Halkii saac, baan kun jeer
Sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa
Si baan kugu ahay, ahay, baryahan, haa
Ahay baryahaan
Hubaal sadriga, waad baanatoo
Halkii saac, baan ku jeer
Sawirkaaga daya, nafta ku seexiyaa
Si baan kugu ahay, ahay, baryahaan, aaa
Ahay baryahaanee
Marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, albiga lay saaqayaa
Markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday
Wuu siyaadaye, siyaaday, jaceylku siyaadaye, siyaadaayeey
Marka aad sii jeedsataa, lay saaqayaa, qalbiga lay saaqayaa
Markaad soo jeedstuu, jaceylku siyaaday, siyaaday
Wuu siyaadayey siyaaday, jaceylku siyaaday, ala siyaadaayeey
Adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy
Saxdii adigaa, noqdoo
Sinjiga waan, garanayaa
Soomaali, cidaan ahayn
Sidaani ma ahaan kartee, eee
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy
Saxdii adigaa, noqdoo
Sinjiga waan, garanayaa
Soomaali, cidaan ahayn
Sidaani ma ahaan kartee, eee
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Siduu rabbi, kuu dhigiyoo
Waxaad ku saleysan tahay
Qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa
Saxdii baad tahay, tahay, aan rabay
Tahay, aan rabay
Siduu rabbi, kuu dhigiyoo
Waxaad ku saleysan tahay
Qof dhiskeediyo, sad baad tahay maqnaa
Saxdii baad tahay, tahay, aan rabay
Tahay, aan rabay
Yarta aan saadaaliyaay
Middaan sugaayay baad, tahay
Hablaha, iilama aad sinid
Macaan, kaalay ii soo dhawoow
Oo, kaalay, kaalay, ii soo dhawoow, macaan kaalayeey
Yarta aan saadaaliyaay
Middaan sugaayay baad, tahay
Hablaha, iilama aad sinid
Macaan, kaalay ii soo dhawoow
Oo, kaalay, kaalay, soo dhawoow, macaan kaalayeey
Haa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hoy, hoy, hooy
Saxdii adigaa, noqdoo
Sinjiga waan, garanayaa
Soomaali, cidaan ahayn
Sidanii ma ahaan kartee, eee
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Aa, adduunkaan sahan u diray, waa kow, waa kow
Tilmaamta aan siiyaay, iyo, hooy, hooy
Saxdii adigaa, noqdoo
Sinjiga waan, garanayaa
Soomaali, cidaan ahayn
Sidaani, ma ahaan kartee, eee
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Xageed ifka, kaga sugnayd, qofyahay
Written by: Khadar Ibrahim Omar
instagramSharePathic_arrow_out

Loading...