album cover
Dheeman
10,485
R&B/Soul
Dheeman은(는) 앨범에 수록된 곡으로 2022년 1월 21일일에 1004824 Records DK에서 발매되었습니다.Dheeman - Single
album cover
발매일2022년 1월 21일
라벨1004824 Records DK
멜로디에 강한 음악
어쿠스틱 악기 중심
발랑스
춤추기 좋은 음악
에너지
BPM84

뮤직 비디오

뮤직 비디오

크레딧

작곡 및 작사
Gulled simba bulle
Gulled simba bulle
작사가 겸 작곡가

가사

Najma
Oooh hoo oooh
Aah aah aaah
Najmaa hmm hmmm
Sida dhabiga dhool qoton taagan
Dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa
Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah
Sow ma tihid dhabeel igu dheegan
Sida dhabiga dhool qoton taagan
Dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa
Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah
Sow ma tihid dhabeel igu dheegan
Nolol dhaxala ruux ila dhaaba
Ka fikira dhankayga idhawraa
Wixii dhaca xalkeeda dhameeya
Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha
Nolol dhaxala ruux ila dhaaba
Ka fikira dhankayga idhawraa
Wixii dhaca xalkeeda dhameeya
Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha
Haa haaa
Iga dhaya dhibtayda dareema
Igu dhaqa wanaag ila dhaada
Ima dhiba jacayl I dhansiiya
Dhiiriya waxa tahay dheeman hmmm
Iga dhaya dhibtayda dareema
Igu dhaqa wanaag ila dhaada
Ima dhiba jacayl I dhansiiya
Dhiiriya waxa tahay dheeman (hmm hmmm)
Ehee ehee ehee
Ahaa haa ahaaa
Ohooo ohooo hooo
Aha haa haaa
Hmmm hmm hmmm
Aa naf ku dheer nafta u dhimanaysaa
Ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa
Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa
Sow matihid dhameys i dhiseesaa
Naf ku dheer nafta u dhimanaysaa
Ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa
Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa
Sow matihid dhameys i dhiseesaa
Dhadhan nolosha ruux udhabeeya
Igu dhaarta xuma iiga dhaartaa
Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa
Sow matihid qudhaan la dhabilee
Dhadhan nolosha ruux udhabeeya
Igu dharta xuma iiga dhaartaa
Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa
Sow matihid qudhaan la dhabilee
Haa haaa aa
Iga dhaya dhibtayda dareema
Igu dhaqa wanaag ila dhaada
Ima dhiba jacayl I dhansiiya
Dhiiriya waxa tahay dheeman
Iga dhaya dhibtayda dareema
Igu dhaqa wanaag ila dhaada
Ima dhiba jacayl I dhansiiya
Dhiiriya waxa tahay dheeman
Iga dhaya dhibtayda dareema
Igu dhaqa wanaag ila dhaada
Ima dhiba jacayl I dhansiiya
Dhiiriya waxa tahay dheeman
Written by: Gulled simba bulle
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...