Kredyty
PERFORMING ARTISTS
Rahma Rose
Performer
Shevodinio Mohamed Ahmed
Keyboards
COMPOSITION & LYRICS
Shevodinio Mohamed Ahmed
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Shevodinio Mohamed Ahmed
Producer
Tekst Utworu
Dubka igu yaallo
Mar horaa dushiisaa
Leygu daadshe malaboo
Anoo daayaayoo
Ka tan baxay galkacalka
Jaceylkan igu soo dagay
I darbeeyay waa maxay
Soo taan u dagayee
Balantii dhaxdeeniyo
Dooxyadi banaana
U dabaalo caashaqa
Hor ugu dardarmeen
Diinkii nafsiga wadayee
Ina kaariyo dirayee
Iga rogashadiisi
Ma anuu igu soo dagayee
Ma anuu igu soo dagayee
Dibnihisu kululaa
Ma dabaa kasoo bixi
Diirdiiranaayoo
Gubuhiisu adagaa
Ma mid deyr cad geelidyo
Gambo lagu anqariyo
Duulaan u kacayba
Isagoo i dilaya ( i dilaya)
Ma damqado jirkeygu
Ma diktoor is nacay baa
Ma dayaa hiiladada
Ma dayaa ma dayaa hiiladada
Anoo dayaxa dhaafoo
Dunidaba ka tagay buu
Dusha igaga yimidee
Duulaan la adagiyo
Ma dabeylaha sida
Hadii kula kashadayee
Haatan kuu il doorsadayee
Ayaa iga daweeya dadow
Ayaa iga dabiiba dadow
Ayaa iga dul qaada
Dawadiisa heli kara
Written by: Shevodinio Mohamed Ahmed