Слова

Yartan ila arko, indhehda daya Eega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, afka dhuxul daya Ashqarare dhece, bal iftiinkan saxa Yartan ila arko, indhehda daya Eega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, afka dhuxul daya Ashqarare dhece, bal iftiinkan saxa Yartan ila arkoo Anshaxeda iyo Asluubta u qiroo Eshqiyaasak dhahaa Yartan ila arkoo Anshaxeda iyo Asluubta u qiroo Eshqiyaasak dhahaa Yartan ila arko, indheheda daya Ega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, nin ayaanle ba Ori ka dhigtee, esh cala ku dhaha Yartan ila arko, indheheda daya Ega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, nin ayaanle ba Ori ka dhigtee, esh cala ku dhaha Ashqarare dhece Bal iftiinkan daya Yartan ila arko, astaanteda qura Asaaged maleh, Amaane u boga Yartan ila arko, nin ayaanle ba Oori ka dhigte, esh Cala ku dhaha Yartan ila arko, astaanteda qura Asaaged maleh, Amaane u boga Yartan ila arko, nin ayaanle ba Oori ka dhigte, esh Cala ku dhaha Yartan ila arkoo Koley iin xun iyo Arbushaad malee Asal dhalad uboga Yartan ila arkoo Koley iin xun iyo Arbushaad male hooy Asal dhalad uboga Yartan ila arko, indheheda quura Ega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, nin ayanle baha Oori ka dhigte, eesh cala ku dhaha Yartan ila arko, indheheda quura Ega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, nin ayanle baha Oori ka dhigte, eesh cala ku dhaha Yartan ila arko, indheheda quura Ega quruxdano, laba erey dhaha Yartan ila arko, nin ayanle baha Oori ka dhigte, eesh cala ku dhahaa
Writer(s): Asad Faqdiid Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out