Music Video

Music Video

Credits

Lyrics

Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Ma anaa nal kuu baxay
Dam ka siiyay naaqusay
Dam ka siiyay naaqusay
Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Ma anaa nal kuu baxay
Dam ka siiyay naaqusay
Dam ka siiyay naaqusay
Ma anaa ma anaa naq iyo roob
Kula labaad leh kaa raray
Idarkii jaceeylki jaceylkii
Ma anaa uni buray
Ma anaa ma anaa ninkii baray ninkii baray
Ka naqeestay qeerkee
Ma anaa nagiyo roob
Dhul nabaadle ka raray
Nidrkiyo jcaylkii
Jacaylkii
Ma anaau niib dhuray
Ma anaa ninkii baray
Ka naqaystay qayrkeed?
Noloshaa sidaasee
Maxaad liga nixisaa
Qalbi aan nab-nabayaad
Nuujisaa xasuustee
Dib miyay u soo noqon
Maalmihi naruuradu
Noloshaa sidaasee
Maxaad loga Nixisaa
Qalbi aan nab nabayaad
Nuujisaa xasuustee
Dib miyay u soo noqon
Maalmihi naruuradu
Iga daa nafteeday
Hadalada Nuxuustaa
Iga daa nafteeday
Hadalada Nuxuustaa
Ma anaa nasiibkiyo
Qaddar qoran nagayn kara
Iga daa nafteeday
Hadalada Nuxuustaa
Iga daa nafteeday
Hadalada Nuxuustaa
Ma anaa nasiibkiyo
Qaddar qoran nagayn kara
Qaddar qoran nagayn kara
Kaa Naaxi waayaye
Maxaad li nuglaysaa
Inta uu nin raggi taro
Anigoon ka noogayn
Maxaad nabarka
Aan dhaya
Naar ugu shidaysaa
Kaa Naaxi waayaye
Maxaad li nuglaysaa
Inta uu nin raggi taro
Anigoon ka noogayn
Maxaad nabarka
Aan dhayay
Naar ugu shidaysaa
Noloshaa sidaasee
Maxaad liga nixisaa
Qalbi aa nab-nabayaad
Nuujisaa xasuustee
Dib miyay u
Soon noqon
Maalmihii naruuradu
Noloshaa sidaasee
Maxaad liga nixisaa
Qalbi aan nab-nabayaad
Nuujisaa xasuustee
Dib miyay u
Soon noqon
Maalmihii naruuradu
Written by: Abdillahi Aden Hassan
instagramSharePathic_arrow_out

Loading...