album cover
Raaliyo
2,578
Pop
Raaliyo was released on July 10, 2019 by LIL BALIIL & KING ARAASH as a part of the album Raaliyo - Single
album cover
Release DateJuly 10, 2019
LabelLIL BALIIL & KING ARAASH
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM190

Music Video

Music Video

Credits

PERFORMING ARTISTS
Lil Baliil
Lil Baliil
Performer
King Araash
King Araash
Performer
COMPOSITION & LYRICS
Lil Baliil
Lil Baliil
Songwriter

Lyrics

VAS 1
Dhiishii Be Culeesa Culeesa Culeesa
Arigii Be Liseesa Liseesa Liseesa
Beertii Be Limeesa Limeesa Limeesa
Mirihii Be Gureesa Gureesa Gureesa
She is form baadiyo
Yarta waa raaliyo
Magaceeda naadiyo
Hala ii raadiyo x2
Hook
Guntii nada gareeska aan kuu xiro
Gambada garbasaar aan ku saaro
Xaajiyo iyo xaaji aan is dhaaf sano
Cowrala iyo cali aan korsano x2
VAS 2
Badarkii be tumeesa tumeesa tumeesa
Qaloonkii be dubeesa dubeesa dubeesa
Caruurti be u ciyeesa ciyeesa ciyeesa
Caano be ku habeesa kuhabeesa kuhabeesa
She is form baadiyo
Yarta waa raaliyo
Magaceeda raaqiyo
Hala ii raadiyo x2
Hook
Guntii nada gareeska aan kuu xiro
Gambada garbasaar aan ku saaro
Xaajiyo iyo xaaji aan is dhaaf sano
Cowrala iyo cali aan korsano x2
VAS 3
I love you everday
Dont let me go away
Jecelkana haigu deen
Ila haay oo hasiideen
Say somthink bbe girl
Kama maarmo mar walbe
Adiga i qaadate
Qalbigeyga qaaliye
Hook
Guntii nada gareeska aan kuu xiro
Gambada garbasaar aan ku saaro
Xaajiyo iyo xaaji aan is dhaaf sano
Cowrala iyo cali aan korsano x2
Written by: Lil Baliil
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...