album cover
Rajo
album cover
Rajo was released on June 21, 2020 by Keyow Music as a part of the album Rajo - Single
ReleasedJune 21, 2020
LabelKeyow Music
LanguageEnglish
BPM92
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy

Lyrics

Adam on the beat
Walloow, aan soo rafaadnay
Dadaalnoo, usoo rucleenay
Riyadda la inoo rumeeyay
Hankiyo rajadda dhaboobay
Rabba, mahadeeda yeeshay
Wallow, aan soo rafaadnay
Dadaalnoo, usoo rucleenay
Riyadda la inoo rumeeyay
Hankiyo rajadda dhaboobay
Rabba, mahadeeda yeeshay
Naftiyo ruuxdaa, wadaagnay
Runtii, nacab uu ku daalay
Raxmaay, qalbiggii ku raacay
Ma raysan, markaad ka dhooftay
Ma raysan, markaad ka dhooftay
Naftiyo ruuxdaa, wadaagnay
Runtii, nacab uu ku daalay
Raxmaay, qalbiggii ku raacay
Ma raysan, markaad ka dhooftay
Ma raysan, markaad ka dhooftay
Ra’yiga, labbadii mideeyay
Haa, rasmina isku jecel, is doonnay
Sideeddana, wada riyaaqay
Ayaa, rug barwaaqo yeeshay
Ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
Sideeddana, wada riyaaqay
Ayaa, rug barwaaqo yeeshay
Ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
Walloow, aan soo raxlaynay
Cidloonoon, soo ragaadnay
Si roon goortaan, rafiiqnay
Dhibtiyo rarranki, na daayay
Adaa raaliyaay, igleeyay
Walloow, aan soo raxlaynay
Cidloonoon, soo ragaadnay
Si roon goortaan, rafiiqnay
Dhibtiyo rarranki, na daayay
Adaa raaliyaay, igleeyay
Waxaa raad caashaq reebbay
Sidaan isku raadinaynay
Qoyskiyoo reerkaynuu taagnay
Raxmada ubad ku biiray
Raxmada ubad baa ku biiray
Waxaa raad caashaq reebbay
Sidaan isku raadinaynay
Qoyskiyoo reerkaynuu taagnay
Raxmada ubad ku biiray
Raxmada ubad baa ku biiray
Ra’yiga, labbadii mideeyay
Haa, rasmina isku jecel, is doonnay
Sideeddana, wada riyaaqay
Ayaa, rug barwaaqo yeeshay
Ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
Sideeddana, wada riyaaqay
Ayaa, rug barwaaqo yeeshay
Ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
Sideeddana, wada riyaaqay
Ayaa, rug barwaaqo yeeshay
Ayaa, rug barwaaqo yeeeeshay
Written by: Mohamed Qadar Ibrahim Omar, Xamsa Xadaari, khadar ibrahim keyow
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...