album cover
Wow
1,837
World
Wow was released on August 21, 2020 by Lil Baliil as a part of the album Real Warya
album cover
Release DateAugust 21, 2020
LabelLil Baliil
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM104

Music Video

Music Video

Credits

PERFORMING ARTISTS
Lil Baliil
Lil Baliil
Performer
COMPOSITION & LYRICS
Salad Ali
Salad Ali
Songwriter

Lyrics

Bb the music
Hey
Arkaa wax baan arkay day
Gabar jirtaan arkay day
Qosol keeda dhawaqiisa isoo jiitay
Magaceeda weydiiyay indhahay iigad gadisay
Wan dhalaalay wan dhamaaday jirkaa idifacday
Baby dareen ku wayga dhab
Baby jaceelku wayga dhab
Baby farxadu wayga dhab
Adigaan ku rabaa
Baby dareen ku wayga dhab
Baby jaceelku wayga dhab
Baby farxadu wayga dhab
Adigaan ku rabaa
Agah you make me feel
Wow wow wow
The way you touch me
The way you kiss me
Agah you make me feel
Wow wow wow
The way you touch me
The way you kiss me
Agah you make me feel
Wow wow wow
Inaan kula duulaan doonayaa
Xamar ku dulmariyaan doonayaa
Hargeeso ku dajiyaan doonayaa soo ma ogid
Inaan kula duulaan doonayaa
Kismaayo ku dulmariyaan doonayaa
Jigjigo ku geeyaan doonayaa soo ma ogid
Baby dareen ku wayga dhab
Baby jaceelku wayga dhab
Baby farxadu wayga dhab
Adigaan ku rabaa
Baby dareen ku wayga dhab
Baby jaceelku wayga dhab
Baby farxadu wayga dhab
Adigaan ku rabaa
Agah you make me feel
Wow wow wow
The way you touch me
The way you kiss me
Agah you make me feel
Wow wow wow
The way you touch me
The way you kiss me
Agah you make me feel
Wow wow wow
Dareen keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Dhib keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Jaceel keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Dhib kaygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Dareen keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Dhib keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Jaceel keygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Dhib kaygii waan sheegtay day dhagalooy wax maqal
Written by: Salad Ali
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...