album cover
Marwo
11
Singer/Songwriter
Marwo was released on July 1, 2021 by Hillaac Music as a part of the album Marwo - Single
album cover
Release DateJuly 1, 2021
LabelHillaac Music
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM113

Music Video

Music Video

Credits

PERFORMING ARTISTS
Nimcaan Hilaac
Nimcaan Hilaac
Performer
COMPOSITION & LYRICS
Nimcaan Hilaac
Nimcaan Hilaac
Songwriter

Lyrics

Nidirka marwadaan uqaday
Nafteyda badhkeeda weeye
Qalbiga naxariisti weeye
Indhaha nuurkooda weeye
Nalkaa ii baxaya weeye
Jaceyl aan nusqaamin weeye
Nudaha beer keyga weeye
Halkaan ku nagaaday weeye
Nashaad iyo raaxo weeye
Koris
Nasrigoo ii wacnaaday weeye
Mudaba naawilaayey weeye
Nasiibkoo samaaday weeye
Neecaw iyo udigii weeye
Najexu guushana weeyah
Kolkaan nuxurkeeda eegay
Qof ii naxariista weeye
Niyadu u riyaaqday weeye
Nollosha farxadeeda weeye
Nalkaa ii baxeya weeye
Jaceeylka qof naaxsha weeye
Nusqaanka udiida weeye
Nimcadu eebahay nasiiyay
Murwada ila nuugtay weeye
Written by: Nimcaan Hilaac
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...