Lyrics

Shalay Meshaan maxaa dhacaay Hai wey din Hai wey din Ex'teydi hore meshee jirto Hai wey din Hai wey din Noloshaan manta ku noolahay Hai wey din Hai wey din Lacagtaan meshaan Ka keehay Hai wey din Hai wey din Talk talk talk Maalin kasto kuma Jurikaro (Ahh) Qosol beena maalin kasto Lama wadi karo (Ahh) Talk talk talk Maalin kasto kuma Jurikaro (Ahh) Qosol beena maalin kasto Lama wadi karo (Ahh) Qof ii dhow ha iska dhigin Qalbiga ka hadal ha li qoslin Midaada ku ekaaw Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Qof ii dhow ha iska dhigin Qalbiga ka hadal ha li qoslin Midaada ku ekaaw Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Shalay Meshaan maxaa dhacaay Hai wey din Hai wey din Ex'teydi hore meshee jirto Hai wey din Hai wey din Noloshaan manta ku noolahay Hai wey din Hai wey din Lacagtaan meshaan Ka keehay Hai wey din Hai wey din Kaligaa waalo Wareer waye (Ehh wareer waye) Halagula Waasho Wanaag Waye (Ehh wanaag waye) Kaligaa waalo Wareer waye (Ehh wareer waye) Halagula Waasho Wanaag Waye (Ehh wanaag waye) Qof ii dhow ha iska dhigin Qalbiga ka hadal ha li qoslin Midaada ku ekaaw Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Qof ii dhow ha iska dhigin Qalbiga ka hadal ha li qoslin Midaada ku ekaaw Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Kunu mashqul Shalay Meshaan maxaa dhacaay Hai wey din Hai wey din Ex'teydi hore meshee jirto Hai wey din Hai wey din Noloshaan manta ku noolahay Hai wey din Hai wey din Lacagtaan meshaan Ka keehay Hai wey din Hai wey din
Writer(s): Saly Krimmel, Salad Ali Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out