album cover
Superstar
Hip-Hop/Rap
Superstar was released on August 16, 2025 by 8865757 Records DK as a part of the album Superstar - Single
album cover
Release DateAugust 16, 2025
Label8865757 Records DK
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM160

Credits

PERFORMING ARTISTS
Aslam-Boy
Aslam-Boy
Rap
COMPOSITION & LYRICS
Abdisalan Mohamed jama
Abdisalan Mohamed jama
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Jojo prod
Jojo prod
Producer

Lyrics

Superstar
Way naxaan markay arkaan anoo saan
Ciyaalkan usheega hanastaa
Waladhaafay waxkhtigooda Hanastaan
Musican cusub ban wadanaa
Luuqadaan dunida uwadnaa
Every day new style wadanaaa
Waxkstoo shidana gadanaa
Magalkana anaga shidan a shidana
Sawirkale iga qaaad sidana
Iga filow wax badan sanadkaan
I think that u understand
Malin uun way xoroobi falastaayn
Wayna ka xoroobi yuhuud iyo kiristaan
Yeah aa
Maybe we should meeet next time
Cadowgaaga madxa uga istaag ( ku istaag)
When u talking to me yo farta taag
Kor utaag
Kuligooda middle finger utaaag
Superstar
Way naxaan markay arkaan anoo saan
Ciyaalkan usheega hanastaa
Waladhaafay waxkhtigooda Hanastaan
Musican cusub ban wadanaa
Luuqadaan dunida uwadnaa
Every day new style wadanaaa
Waxkstoo shidana gadanaa
Masameeyo marksta freestyle
U sheega ma gaadhayaan this style
Anigaa keenay this style
My style
I told her u can call me anytime
She so wow badigeda so fine
Waxn ahy busy now next time
Doing this shit like first time
They talking all the time ma nastan
Runtan sheega laknse Marabaaan
Wht the fuck tell those guys dib ustaag
Maba oga inan ahy super star
Superstar, superstar, superstar
Superstar
Way naxaan markay arkaan anoo saan
Ciyaalkan usheega hanastaa
Waladhaafay waxkhtigooda Hanastaan
Musican cusub ban wadanaa
Luuqadaan dunida uwadnaa
Every day new style wadanaaa
Waxkstoo shidana gadanaa.
Written by: Abdisalan Mohamed jama
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...