album cover
Kuu Duloobeey
112
Afro-Beat
Kuu Duloobeey was released on April 14, 2026 by 12400846 Records DK as a part of the album Kuu Duloobeey - Single
album cover
Release DateApril 14, 2026
Label12400846 Records DK
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM74

Credits

PERFORMING ARTISTS
Yasminah
Yasminah
Harmony Vocals
COMPOSITION & LYRICS
Yasminah
Yasminah
Songwriter
PRODUCTION & ENGINEERING
Yasminah
Yasminah
Producer

Lyrics

Darisku maanta, danteeyna weeye
Diid ma daayo, u deeymo yeelo
Darisku Maanta, danteeyna weeye
Diid ma daayo, u deeymo yeelo
Kuu duloobeey
Kuu dan seeygeey
Waa dartaa
Kuu duloobeey
Kuu dan seeygeey
Waa dartaa
Hadaan ku doorteey, dadkii dagaaleey
Seey I diideey, damac qasaray
Danteeyda maanta, anoo ku daaley
Inaa ku daayo, soo doowga maha?
Hadaan ku doorteey, dadkii dagaaleey
Seey I diideey, damac qasaray
Danteeyda maanta, anoo ku daaley
Inaa ku daayo, soo doowga maha?
Dartaa u ooyoo, dibaada meerey
Diid ma daayo, u deeymo yeelo
Dartaa u ooyoo, dibaada meerey
Diid ma daayo, u deeymo yeelo
Dartaa u ooyoo, dibaada meerey
Diid ma daayo, u deeymo yeelo
Kuu duloobeey
Kuu dan seeygeey
Waa dartaa
Kuu duloobeey
Kuu dan seeygeey
Waa dartaa
Hadaan ku doorteey, dadkii dagaaleey
Seey I diideey, damac qasaray
Danteeyda maanta, anoo ku daaley
Inaa ku daayo, soo doowga maha?
Hadaan ku doorteey, dadkii dagaaleey
Seey I diideey, damac qasaray
Danteeyda maanta, anoo ku daaley
Inaa ku daayo, soo doowga maha?
Written by: Yasmin Said Mohamed
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...