album cover
Dooyo
89,098
World
Dooyo was released on March 19, 2013 by Awesome Tapes From Africa as a part of the album Dur-Dur, Vol. 5
album cover
Most Popular
Past 7 Days
00:45 - 00:50
Dooyo was discovered most frequently at around 45 seconds into the song during the past week
00:00
00:35
00:45
00:50
00:55
01:15
01:25
02:30
02:35
02:40
02:45
03:10
00:00
03:50

Credits

Lyrics

Dudumadaan dagayee
Dadow dumadaan dagaaye
Waan idiin digaayee
Anigu waan idiin digaayee
Durbaanadaa la iitumaayee
Dabkaa la iisoo shidaa
Madiidaayi waa dakeeyaa
Aniga dawadayda waayee
Doyow aa ifuulee owdaaraa
Iigu soo dagaayee
Dooyow aa kufuulee
Awdaaraa kugu soo dagaayee
Doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee
Dooyow aaku fuulee
Dur duraa kuu soo dabaal tagaysee
Hala iisoo daryaamee hoo dadow hala iisoo daryaamee
Hee doonibaan ku imidoo hoo
Anigu dooni baan ku imidoo hoo digaaf baan doonayaayee
Dahabka waan doonayaa
Dabeel ruux ah baan ahayee
Ku duul duuliya ogow
Doyow aa ifuulee owdaaraa
Iigu soo dagaayee
Dooyow aa kufuulee
Awdaaraa kugu soo dagaayee
Doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee
Dooyow aaku fuulee
Dur duraa kuu soo dabaal tagaysee
Written by: Abdinur Daljir and Sahra Dawo
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...