album cover
Dabaylaha (Remix)
319
African
Dabaylaha (Remix) was released on October 3, 2009 by Hassan Adan Samatar. All rights reserved. Unauthorized reproduction is a violation of applicable laws. Distributed by Catapult. as a part of the album Asma
album cover
AlbumAsma
Release DateOctober 3, 2009
LabelHassan Adan Samatar. All rights reserved. Unauthorized reproduction is a violation of applicable laws. Distributed by Catapult.
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM

Music Video

Music Video

Credits

Lyrics

Daruuraha rogmanaye e
Laamaa Ruxmanaye e
reexaanta sidaa
rucladiyo dadka
wada Rooraye e
rayn raynta wada 2x
reenkaa i kacshe
rugta loo socdaa
ma halkaan rabaa
ma raaskan ducada
rabi uga baryaa 2x
ma jacayl rasmiya ba
ma kalgacal rumaa baa
ma rugtaad dagaysee
Rabi ay lahayd baa
Rabi ay lahayd baa
risqi iyo caruur
rays iyo nagaad
raga diinta jecel 2x
roonaha Ilaaah
raxmad iyo wanaag
ha i raaracshee
raaskeena nolol 2x
Roobkaa da'aayee
ee bururtay heegadu
ma raaxadii aduunka a
ramaskaa baxaayee
rayskaa qaboow e
ma raaxadan sugayna a 2x
reenka i kacshe e
rugta loo socdaa
ma halkaan raba a
ma rugtaan ducada ducada
rabi uga baryaa
ma jacayl rasmiya ba a
ma kalgacal rumaaba a
ma rugtaad dagayse e
ruqiyaad lahayd ba a
Rabi ay lahaydba a
Risiq iyo caruur
raga diinta jecel
roonaha ilaah
raxmad iyo wanaag
adigaa baxshee
xaaskayga nolol
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...