album cover
Barbaa
7.623
Vocal
Barbaa adlı parça {albumName} albümünün bir parçası olarak Sultan Guhaad tarafından 12 Mayıs 2021 tarihinde yayınlandıBarbaa - Single
album cover
Çıkış Tarihi12 Mayıs 2021
FirmaSultan Guhaad
Melodiklik
Akustiklik
Valence
Dans Edilebilirlik
Enerji
BPM95

Müzik Videosu

Müzik Videosu

Şarkı sözleri

Xubnahaa Hadalkaaga Quuta
Badhbaa Xanuunsanayaa
Adiguuu Adiguuu
Adigu Xaligaad Ka Dheer Tahay
Xaalkeeyga Adoon Wareeysan
Xogteeyda Adaa Markiibaaa
Xabiibtii Indhaha Ka Qaataaa
Ka Qaata Indhaha Ka Qaataa
Xogteeyda Indhaha Ka Qaataa
Xidhiidhka Wadnaha La Leedahay
Dareen Xaasnimo Ka Weyneee
Naftaad Ku Xisaabsan Tahay
Teydaad Ku Xisaabsan Tahay
Quruxeey Naftad Teydad
Ku Xisaabsan Tahay...
Xiliga Kala Dheerideenaaa
Xasuustaadan La Noolahay
Adiguuu Adiguuu
Adigu Xiligaad Ka Dheer Tahay
Adiguuu Adiguuu
Adigu Xiligaad Ka Dheer Tahay
Xiliga Kala Dheerideenaaa
Xasuustaadan La Noolahay
Waxaad Siisaaa Xanaanooo
Xadiga Ugu Badan Jidhkeeygaa
Carabka Kama Xiisoo Maalin
Xarfaha Magacaaga Dhawrsan
Suldaan Seeraar
Written by: SULDAAN GUHAAD
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...