album cover
Dowladnimo
409
Singer/Songwriter
Dowladnimo 由 Hillaac Music 于 2021年7月1日 发行,作为专辑“Marwo - Single”的一部分。
album cover
发行日期2021年7月1日
唱片公司Hillaac Music
旋律性
不插电
Valence
舞蹈性
能量
BPM

制作

出演艺人
Nimcaan Hilaac
Nimcaan Hilaac
表演者
作曲和作词
Nimcaan Hilaac
Nimcaan Hilaac
词曲作者

歌词

Anigoo dal weyn iyo
Dawladnino tisqaaddiyo
Derajiyo lib heli kara
Degmo laygu koobiyo
Ducfi iyo han liitiyo
Daan-daan ma liqi karo;
Dhibta iyo duruuftana
U dulloobi maayoo
Nin kastaa ha diidee
Waxaan doonayaa nolol
Ka da' weyn intaan qabo;
Kooras:
Midnimada dirkaygiyo
Waxaan doonayaa guul
Wada deeqda uunkoo
Dadku uu u siman yahay.
Anigoo dalxiis iyo
Aashay dawaaf iyo
Daansho-socod awoodoo
Dalban kara waxaan rabo
Dayr laygu oodiyo
Dabar kuma xidhnaan karo;
Dibad kaalmadeedana
Ku ducaysan maayee
Waxaan doonayaa dheef
Aan la ii dawerinoo
Dedaal lagula soo baxo;
Written by: Nimcaan Hilaac
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...