Lyrics

Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere (wakere hee) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore Naftaan adun bay ku dooneysaa (Naxriis u muuji) Nabarkii jaceylka la buka (Naxriis imuuji) Naftaan adun bay kudooneysaa (Naxriis u muuji) Nabarkii jaceylka la buka (naxariis imuuji) Cakuye hadadan ii muuqan sideen u noolaada? Adigoon dhankeyga jogin nolo ma itaala? Hadadan macaney ii muqan farxad ma itaala? (farxad) Wan Kufay oo waan dhacay markaad baxday mala iga dambeeyn Running for your love (for your love) Looking for your love (for your love) Crying for your love (for your love) Dying for your love (for your love) Running for your love (for your love) Looking for your love (for your love) Crying for your love (for your love) Dying for your love (for your love) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere (wakere hee) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore Every time you come around ma Niyadda ii degtaa (ii dagtaa) Jeceylkana ha igu deyn maa (igu deyn) Kali maranee ikool kooli bbe (bbe) Kuwa kale kuli meermeeri bbe (bbe) Cadowgana naga dhexleexi bbe (bbe) Sidii cunugi idheel dheeli bbe (bbe) Nabsi adigoon iga galin (iga galin) Kali marabee ikool kooli bbe (bbe) Kuwa kale kuli meermeeri bbe (bbe) Cadowgana naga dhexleexi bbe (bbe) Sidii cunugi idheel dheeli bbe (bbe) Running for your love (for your love) Looking for your love (for your love) Crying for your love (for your love) Dying for your love (for your love) Running for your love (for your love) Looking for your love (for your love) Crying for your love (for your love) Dying for your love (for your love) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere (wakere hee) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore O wakere wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kii kore Bbe jaceylka ila haay haay (ila haay haay) Adaa ku rabaa niyada ku haay haay (niyada ku haay haay) Hadan kuwaayana i will cry cry (i will cry cry) Nabsi ha iga kalin ha igu oron bye bye (oron bye bye) Bbe jaceylka ila haay haay (ila haay haay) Adaa ku rabaa niyada ku haay haay (niyada ku haay haay) Hadan kuwaayana i will cry cry (i will cry cry) Nabsi ha iga kalin ha igu oron bye bye (oron bye bye) Wakere wakere wakere Bbe waa aniga dee dee kiikore O wakere wakere wakere wakere (wakere hee) Wakere wakere wakere (wakere keree wakere wakere keree) Wakere wakere wakere Bbe waa Aniga dee dee kii kore Waakere waakere kor kori
Writer(s): Peter Ochieng Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out