Lyrics

Kuu Maansooday Weedhaha Murtida kuuna Soo mariyay Wa Maqal Turjumahiyoo Naftoo kugu Madiixaysaa Meelkastoo Jidhkeygiyoo Xubna Waa dhax Mirataaye Kuu Maansooday Weedhaha Murtida kuuna Soo mariyay Wa Maqal Turjumahiyoo Naftoo kugu Madiixaysaa Meelkastoo Jidhkeygiyoo Xubna Waa dhax Mirataaye Milgo dumarka leyahay ADaa Laguugu muuneeyey Nasab Gobanimad leedaho Marag madoonta Ahe MooQaal Ladaawado Ada MOOWLE kugu Deeqay Maanka Xubaxa Dhaliyaad Tahoo oo macaan badane Makala xiskeygiyo Wadna Meel kuledahayoo Milgo dumarka leyahay ADaa Laguugu muuneeyey Nasab Gobanimad leedaho Marag madoonta Ahe Muuqaal Ladaawado ADaa MOOWLE kugu Deeqay
Writer(s): Nimcaan Hilaac Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out