Lyrics

Adigaa Bilan Sidi bilig roob Qurux badanoo Naf ku bogataa Xiiso bururtee Adigaa Axdi sharaf badan Arin loo bogoo Aan bilownee Beero lagu dagoo Ma binaynaa Adigaa Bilan Sidi bilig roob Qurux badanoo Naf ku bogataa Xiiso bururtee Adigaa Axdi sharaf badan Arin loo bogoo Aan bilownee Beero lagu dagoo Ma binaynaa Ma binaynaa Ilayn barashadu Waa bushaaree Baaqa lahashadu Waa badhaadhee Farxad soo bood Soo bood Ballanteenii Beenin Maynee Ilayn barashadu Waa bushaaree Baaqa lahashadu Waa badhaadhee Farxad soo bood Soo bood Ballanteenii Baajin Maynee Saw Bahdaydaay Beerka ma dagin Bidhaantaduna Waa badbaade Saw Ma beegsado Saw Boga ku nugul Waa bashaasho Hayga baydhinee I baxnaane Kasha hoo Ii yar bogsii Saw Bahdaydaay Beerka ma dagin Bidhaantaduna Waa badbaade Saw Ma beegsado Saw Boga ku nugul Waa bashaasho Hayga baydhinee I baxnaane Kasha hoo Ii yar bogsii Ilayn barashadu Waa bushaaree Baaqa lahashadu Waa badhaadhee Farxad soo bood Soo bood Ballanteenii Baajin Maynee Ilayn barashadu Waa bushaaree Baaqa lahashadu Waa badhaadhee Farxad soo duul Soo bood Ballanteenii Baajin Maynee Ilayn barashadu Waa bushaaree Baaqa lahashadu Waa badhaadhee Farxad soo bood Soo bood Ballanteenii Baajin maynee
Writer(s): Asad Faqdiid Haboon Nuura Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out