Lyrics

Indho muuqa arkaa maragoo Kasha waad mulkidee miyireey Ka udgoonid mankee magacaa? Indho muuqa arkaa maragoo Kasha waad mulkidee miyireey Ka udgoonid mankee magacaa? Ma hayoo matalkaaga marlay Lagu mood sida mood galabeed Dahab luul midabkaagu miyaa? Dahab luul midabkaagu miyaa? Ma hayoo matalkaaga marlay Lagu mood sida mood galabeed Dahab luul midabkaagu miyaa? Dahab luul midabkaagu miyaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Misbaax ifay goor mugdiyoo Dayaxo maqan soo mudh yidhaay Nalka muuqanayaa ma adaa? Misbaax ifay goor mugdiyoo Dayaxo maqan soo mudh yidhaay Nalka muuqanayaa ma adaa? Mar qudhaata qofkaad hormartaa Si mug weyn mahad kuugu naqee Munadaadu mid gaara miyaa? Munadaadu mid gaara miyaa? Mar qudhaata qofkaad hormartaa Si mug weyn mahad kuugu naqee Munadaadu mid gaara miyaa? Munadaadu mid gaara miyaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhigaa? Milgihii quruxdaay milyan dhaan Malabkii shinidaay mahuraan Adigaa mudan ruux la muhdee Meherkaaga maxaan ka dhignaa? Meherkaaga maxaan ka dhignaa Iisheeg macaan?
Writer(s): Asad Faqdiid Dirisle Abdi Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out