Lyrics

Shoo leydha caashaqa sho laabta ku hayee Lulimaha sidiisi sho leydha raacdee Lulimaha sidiidisi sho leydha raacdee Shoo leydha caashaqa sho laabta ku hayee Lulimaha sidiisi sho leydha raacdee Lulimaha sidiidisi sho leydha raacdee Ada lumaye eegmada sho libinta moodye Ada lumaye eegmada sho libinta moodye Sho libinta moodyeee Ladiwaa haldhaaquba into laaco muuqde Ana laanta ubaxa adaan kuu lulayaa Ana laanta ubaxa bashiir ban u lulayaa Ladiwaa haldhaaquba into laaco muuqde Ana laanta ubaxa bashiir ban u lulayaa Ana laanta ubaxa bashiir ban u lulayaa Sho lowli dheer baa sho laasha ku hoydee Caashaqa lurkiisi sho maa lixad gabin Caashaqa lurkiisi sho maa lixad gabin Sho lowli dheer baa sho laasha ku hoydee Caashaqa lurkiisi sho maa lixad gabin Caashaqa lurkiisi sho maa lixad gabin Ada lumaye eegmada sho libinta moodye Ada lumaye eegmada sho libinta moodye Sho libinta moodyeee Ladiwaa haldhaaquba into laaco muuqde Ana laanta ubaxa adaan kuu lulayaa Ana laanta ubaxa bashka ban u lulayaa Ladiwaa haldhaaquba into laaco muuqde Ana laanta ubaxa bashiir ban u lulayaa Ana laanta ubaxa adaa ku lulayaa
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out