Lyrics

Uunsi ma ii shididoo Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay Uunsaneey kor ka shid Hoos ka shid aqalka shid Ee nawada shid Fiicaneey fooxa shid Firaashka ku shid Fadhiga ku shid Oo nawada shid Carafeey wixii shidan adigaa ka shidan shanqar hadal Shaqadeena ma ehee shiikh IYO Shariif mana moogo inaan shoornee shid Uunsi ma ii shididoo Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay Cadareey cambareey cuud ka caraf badneey Udgooneey carafeey caleentii ubaxeed La aantaa aabaarinye An liibaani marii kihelee Jaceylaa An laazinaye Lamdaani mataaneenee Wixii shidan adigaa ka shidan Shanqar hadal shaqadeena ma ehee Shiikh IYO Shariif mana moogo Inaan shoornee shid Uunsi ma ii shididoo Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo Aan fahmees tee lahaay Uunsi ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Waa ku uunsa lahaa Fooxa ma ii shididoo (Shididoo shididoo) Aan fahmees tee lahaay Ayaayaaay yaa waayee Shareero Hadalkaa hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe An hadalka hobiwaaye hamiinkaas ma hurdaawe Hibadkaa isaaree xariir dahab lamudaawee (xariir dahab lamudaawee)
Writer(s): Mohamed Ali Nagi Saad Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out