Credits

PERFORMING ARTISTS
Nimco Happy
Nimco Happy
Vocals
COMPOSITION & LYRICS
Nimco Elmi Ali
Nimco Elmi Ali
Composer
Bulshaawi Abduilaahi Diirye
Bulshaawi Abduilaahi Diirye
Composer
PRODUCTION & ENGINEERING
Tyrrell
Tyrrell
Mixing Engineer

Lyrics

[Verse 1]
Isii Naftaan arkoodey
O aan damacaa eryaaya
Uurba joceyla aan hureyne
Ha adin meelkaleeto
Isii Naftaan arkoodey
O aan damacaa eryaaya
Uurba joceyla aan hureyne
Ha adin meelkaleeto
[Verse 2]
Ja'elka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beerey manta
Ha aasine adigu muuji
Ja'elka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beerey manta
Ha aasine adigu muuji
[Verse 3]
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
[Verse 4]
Adkee balamaha dhaxdeena
Markaan ereyada jaceylka
Amaan tiriyo ku heeso
Abaal mari xiisaheyga
Adkee balamaha dhaxdeena
Markaan ereyada jaceylka
Amaan tiriyo ku heeso
Abaal mari xiisaheyga
[Verse 5]
Kolkaan arimaduu ku raagtey
Indhahan kaligaa ufiirsha
Nafteydan u oman taada
Laa taag haleley uroobin
Kolkaan arimaduu ku raagtey
Indhahan kaligaa ufiirsha
Nafteydan u oman taada
Laa taag haleley uroobin
[Verse 6]
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
[Verse 7]
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
[Verse 8]
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
Ogsonow inan ku jeelahy
Ana I love you more than my life
Ana hibak ya habibi
Nakubenda mimi saana
Wa ujeeda cashaqeyga
Written by: Bulshaawi Abduilaahi Diirye, Nimco Elmi Ali
instagramSharePathic_arrow_out

Loading...