クレジット

COMPOSITION & LYRICS
Khadar Keyow
Khadar Keyow
Songwriter

歌詞

Miyee dhaayuhuu arkaan
Midaan kula dhigoo aduunkee
Miyee dhaguhuba maqlaan
Midaan kula simo, hablahaayee
Kula simo, hablahaayee
Ha, miyee dhaayuhuu arkaan
Midaan kula dhigoo aduunkee
Miyee dhaguhuba maqlaan
Midaan kula simo, hablahaayee
Kula simo, hablahaaye
Adaa adnaay maankiyo naftabaa, muxibo galiyeee
Adaa maskaxdiyo dareenkaa, dhamaan wada mushaaxoo
Rabbi kuu milkeey aqlaaqee ee
Rabbi kuu milkeey aqlaaq
Adaa adnaay maankiyo naftabaa, muxibo galiyeee
Adaa maskaxdiyo dareenkaa, dhamaan wada mushaaxoo
Rabbi kuu milkeey aqlaaqee ee
Rabbi kuu milkeey aqlaaq
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Maniyo ubax muunad loo
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Mid jaceelka, meel sariyoo
Maqaam wacan, u yeeshoo
Marnaba aanan waayin, abid
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Maniyo ubax muunad loo
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Mid jaceelka, meel sariyoo
Maqaam wacan, u yeeshoo
Marnaba aanan waayin, abid
Ruux kaa mudan wanaag
Miyuu dhowrtaa qalbigaa
Miyaan kula meel dhigaa
Inta maanta nool, Dummaree
Inta maanta nool, Dummar
Ruux kaa mudan wanaag
Miyuu dhowrtaa qalbigaa
Miyaan kula meel dhigaa
Inta maanta nool, Dummar
Inta maanta nool, Dummar
Adaa adnaay maqriyo xummaanta, haa ka meeranoo
Adaa muhashada kalgacal, musbaax iyo nuur u daaroo
Marnaba, aa kaa maarmi karrin
Marnaba, aa kaa maarmi karrin
Adaa adnaay maqriyo xummaanta, haa ka meeranoo
Adaa muhashada kalgacal, musbaax iyo nuur u daaroo
Marnaba, aa kaa maarmi karrin, hoy
Marnaba, aa kaa maarmi karrin
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Maniyo ubax muunad loo
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Mid jaceelka, meel sariyoo
Maqaam wacan, u yeeshoo
Marnaba aanan waayin, abid
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Maniyo ubax muunad loo
Ahaaw, ahaaw, ii ahaaw, ahaaw marwo ii ahaaw
Mid jaceelka, meel sariyoo
Maqaam wacan, u yeeshoo
Marnaba aanan waayin, abid
Written by: Khadar Keyow
instagramSharePathic_arrow_out

Loading...