Lyrics

Qofkurabay kajedsiyo mabad gayo kujedsiyo jamashadu badhhadhiyo waxay tahy jano kale qofkujecel adojecel anigun Qofkurabay kajedsiyo mabad gayo kujedsiyo jamashadu badhhadhiyo waxay tahy jano kale qofkujecel adojecel anigun Aniguna aniguna jalecada gestad iga jirtaabay indhahaygu jirayaan iga dhari jiifka na qof jalani maseexde Aniguna aniguna jalecada gestad iga jirtaabay indhahaygu jirayaan iga dhari jiifka na qof jalani maseexde Uu u johoradayday jiidhkaygu kuma tabo jeexaygi midigey midigey ima helin jin boholyaw Uu u johoradayday jiidhkaygu kuma tabo jeexaygi midigey midigey ima helin jin boholyaw Ubax jad ba jadan boga kugu jojo jaga waxad kuledahay melan hirta jire wali janta sodhigin Ubax jad ba jadan boga kugu jojo jaga waxad kuledahay melan hirta jire wali janta sodhigin Wadnaha wadnaha jalbeebtiyo qalbi ku jaxasmiyo niyad kuu jil jilcda jahaagu dhayaya Uu u johoradayday jiidhkaygu kuma tabo jeexaygi midigey midigey ima helin jin boholyaw Uu u johoradayday jiidhkaygu kuma tabo jeexaygi midigey midigey ima helin jin boholyaw Uu u midigey midigey jeexaygi
Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out