Lyrics

Bes iga dheh waa buubi rabaa ehe Iga dhaaf nooh Ha cabsan Coach Ahmed adi maaba saas ii galaayo Jey jey jey jeybox Abo aboo Maslax arag kuwaan saa u galo aabo Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (brrr) Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (grrrr yes) Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa (eh hehe) Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa (sax) Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (brrr) Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (yes) Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa (eh hehe) Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa (yea) Ii soo qabo saaxiib coffee (coffee) Waa wasaq kabahaan casee (casee) Waxaa la balamay ganar leelkasee (leelkasee) Anigee lee baladkaan qasee (qasee) Wir ila tartan wa kaasee (wa kaase) Rapkaan oo kale maa kasee (maa kasee) Wee i baryaan ana waa yasee (aha aha hah) Wee iga hareen dadkaan (ooh noo) Igama fileenin halkaan (yeah) Dalkaan (hee) Sharma shido damiye ciyaalkaan (yow) Kuligood anaa u taliyo magalkaan (sax) Music galiyee mareekan (hee) Maanta kaalay iga celiya (wur) Wuu gaaraa ninka qorshe maal galiya Aduunka is baray maanta anoo wii somali ah I dheh waa kaa haray wali adoo raali ah (adoo ralii ah warya) Yea yeah Shalay galab casarkii school ka soo baxay afartii (afartii) Anoo la yaaban casharkii isla barti ku sugayo bus kii (bus kii) Gabar baa tiri soo ma tihid yarkii? Yarkee? Dee fanaankii Isla markii meeshaan uga qoray number kii (number kii) She call me habeen barkii (habeen barkii) Waxaan ku dhahay kawaran dharkii? (dharkii) Kulahaa waa ka helay shaarkii (shaarkii) Balse iga soo cun surwaalkii (surwaalkii) Jamaaday subixii waxaan iska jaray madaxii iyo garkii Iska jafay boorkii sidii boqorkii (boqorkii) Waxaa dhahay abaayo waa kaanaa qoorkii (qoorkii eheh) Waa kanaa qoorkii dee Maanta korbaa u kacay kuma i celiyaa (yeah) Kalsooni baa igu jidha anoo kaliyaa (yea) Jabkeega kuwa rabaa isii dhiiriyaa Ana kama daalo dantaa waqto galiyaa Yeeah (saas waaye) Xiligaa u baahnaa wee imaataa (imaataa) Qofta kale ma rabtaa wataa taa (wataa taa) Hala gubo beesada xarfaantaa (xarfaantaa) Waa aniga soo noqday waa maanta (maanta) Funs kaa i yiri mugdi la aantaa (mugdi la aantaa) Babe kaalay ani iga dhigo sirtaa (dhigo sirtaa) Jeebkaaga noqonaa jirtaa (jirtaa) Haku waalanin iska dhaaf dhirtaa (dhirtaa) Ha iska badanin bas camirtaa (camirtaa) Ma cidloodo meesha tago waa camirtaa (camirtaa) Sub iyo malab saafiya miirtaa (miirtaa) Waxba lama dhigo waa la kala diirtaa (diirtaa) My nigga garabkeega mawa dhigo birtaa (birtaa) Waligaa gabar haku dhihin waa shiirtaa (waa shiirtaa) Qofta shidan waa inaad nagu soo biirtaa dee (biirtaa) Aha waa inaad nagu soo biirtaa Waa exam (waa exam) Ha cabsan soco ha gaabsan (ha gaabsan) Kuwa ku dhaafsan haba xisaabsan (xisaabsan) Qof maseersan haba la qabsan (la qabsan) Kuwaa dhaarsan oo ku daadsan adoo dareesan Hala sheekeesan (ehe hala sheekeesan dee ehe) Ha u fiirsan kuwa kugu naxsan (kugu naxsan yeah) Qof ha hoos fariisanin (yeah) Nin raga saaxiib ha yareesan dee (shoo) Wax la imow hana igu deysan dee (saas waaye) Aniga iyo adi yaa maraansan dee Mawa rumeesto dee qof marqaansan (yeah) Ingriis camal waan ku gumeesan (yeah) Fankaan saaxiib waan ka shaqeesan (yeah) Hanti iyo lacag baan ka sameesan (aha) Dooda badan dhagahaa ka fureesan (yeah) 1 million three days ma rumeesan (yo) Ha i fududeesan waxaa marax adigoo dhusaayo (Aboo aboo amee igu dhuusan) yeah Waa ku raaxeestaa jabkooda Aniga jabiye qabkooda (yeah) Kumawa heesto kawaran hee qaabkooda (aha) Kuwaan iguma socdo hadalkooda (yea) Kuli aniga weeye aabahooda Mana aha mid soconaayo rapkooda (yea) Rabiyow kaa magan galay ishooda (ishooda) Somali anaa hayo dalabkooda (yea) Dadka anee i hadal hayaan Koon kaloo ka imaaday ku hayaan Mars miyaa ababa ehehe Suxuunta duusha camal
Writer(s): Abdullahi Subeir Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out