Music Video

Featured In

Credits

PERFORMING ARTISTS
Sharma Boy
Sharma Boy
Performer
COMPOSITION & LYRICS
Sharma Boy
Sharma Boy
Songwriter

Lyrics

Ehehe Liban Studio Cabsi cabsi waaye wallahi Jybox Waxaan camal mee sameen karaan Awooo awoooo Safaa Safaa (safaa) Soo safaa (soo safaa) Soo safaa Safaa safaa jafa kala dafaa nafaa gafaa midka noo gafaa Waxaa ka imid wado wada rafaa Isii lafo lafo bulbul laba bafaa I'm boss saaxiib boorka iska jafaa (jafaa) Faniskaa i yiri adiga tafaa (tafaa) Idinkoo fadhiyo waa kaa idin dhafaa (dhaafaa) Waka sharma ka sharma garabkeega shafaa Waan buuxaa waa kee midka half aa Ruufiyanada koley kaba leefa waliba neefaa (hehhehe) Wanaa kaa kaa waana ku arkaa Waa maxay naceebkaa (hahahaa) Maanta waxaan fuulaa markabkaa (kabkaa) One week u damiya whatsappkaa (whatsappkaa) Iga daawada cawada snapkaa (hey) Buuq la,aan beesana kaarkaa (kaarkaa) Xaq iguma lihid waa maxay habaarkaa (habaarkaa) Ibari i tuugtuug i qabso garkaa (garkaa) Anigaaba dhalay aaba raapka (raapka) Full charger igamana damo dabkaa (dabkaa) No faqiir waan buuxaa jeebkaa (aahey hehee) Wali waxaa kuu haray abaa Car laxankaan oo kale la imow Ama iska kee dheh macalimoow Soo run ma ahan saxibkeega mow Wuxuu igu dhahay qoftaan ku dhamow Igama dhagana ana waxaan dhahay no (he no no no) Isa saar saacaan igala dhamow (dhamow) Wax kastoo ee tahay I don't know (I don't know) Hello My team sharma let's go (let's go) Qalbigaa ka ahay jaceloow (jaceloow) Waa iska dheer tahay geelow (hee) Ilama tartami kartid beenlow (beenlow) Dadku wee ku barteen fataalow (aha) Adoonsiga maka baxday bootalow (hehehe) Ani ma ogi (ani ma ogi) Waxee iigama maseereen ani ma ogi (ma ogi) Minnesota miyaa jooga ma ogi (ma ogi) Emirates kaa waxa laga wado ma ogi (ma ogi) Meelxun joog miyaan ahay hada ma ogi (ma ogi) Janbal maa la isku tuuraa ma ogi (ma ogi) Saxiib iyo cadow midkaa tahay ma ogi (ma ogi) Biriq, miriq, wiriq miyaa ma ogi (ma ogi) hee Waxa ka dhacay Somalia ani ma ogi (ma ogi) Iska bootey iney kaa dhamaatay wee cadatee Somali award mar horaa qaatee Wiil baa usoo baxay waa dantee Fadhiiso inbadan waad soo faantee Raap ani iidaa iska dhaantee (heey) Shaqadaada ku ekow dumar xantee (waraa) Nin halaabay uma xumid bari deestee (waraa) Afka maxaa uga dhacay ma cadeestee (waraa) hehe Sidee u labisataa saas waaye (saas waaye) Money maka sidataa saas waaye (saas waaye) Qeerkaa ma u sidataa saas waaye (saas waaye) Saan ma u socotaa saas waaye (saas waaye) Waxee u maseereen that's why Sababtee u naxeen saas waaye Ani ma ahanee maye mayee kaas waaye USA aa qalaas waaye Aboow aboow Qooftaan caadi ma ahan yaah Awoowe mashquulka iga yaree qoftana ku mashqulee Heheheee Maalinkii nalka waa la danshaa (hee) Habeenkii iftiinkaa la shitaa (hee) Ha is wareerin waa inaa nasataa (hee) Babe nacnac waa inaa noqotaa (hee) Awoo dubkaa ilaa kubkaa (haye) Dagaalka sadaxaad maad ku gali hubkaa (ahaa) Isneelo ma cuno kaalay suuf suufka (haye) Jawi baa ku jiraa Hollywood kaa Maantoo kale cay maha mute kaa Raapkana anaa ah hormuudka (hey) Ha xishoon oday i aadi duudkaa (haye) Hadii kale waxaa kula dulmari buutkaa (buutkaa) 18 waxaa idin iri maad hartiin 19 waxaa idin tusay tabartiin 2020 wiil tagay mana gaartiin 21 anaa qasay aduunka dhan Markan tagay American wa iga yaabtay 22 Hollywood kaan taabtay Wuu damaa istiri laakiin waan soo labtay boolo Marka gaar gaartay madax baad afka kusoo taagtay Hadaba ogow adigaa sun taabtay (sun taabtay)
Writer(s): Abdullahi Subeir Lyrics powered by www.musixmatch.com
instagramSharePathic_arrow_out