album cover
Aragsan
Afro-Beat
Aragsan was released on April 25, 2024 by GayreOriginal as a part of the album Aragsan - Single
album cover
Release DateApril 25, 2024
LabelGayreOriginal
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM97

Music Video

Music Video

Credits

COMPOSITION & LYRICS
Murzall Gayre
Murzall Gayre
Songwriter

Lyrics

Gabar maayo gabdhaha ugu gobsan
Oo gabi dhamaystiran u gacloday
Garadkeedu inan kale aysan gasren
Oo guntida hagoogan u garwaqsaday
Gabar maayo gabdhaha ugu gobsan
Oo gabi dhamaystiran u gacloday
Garadkeedu inan kale aysan gasren
Oo guntida hagoogan u garwaqsaday
Aragsan axsan gobay
Gacanta anigu u dhibay
Agagaarkan wanba ka radsho
Astaantedu wa mid gaariya
Aragsan axsan gobay
Gacanta anigu u dhibay
Agagaarkan wanba ka radsho
Astaantedu wa mid gaariya
Gurxan ka gurxan
Gurxanka dhacayiyo
Gulucleentaba
Gur wanaagsan baa
Lagu galbiya gabarna
Loo dhiga gurina loodhisa
Gurxan ka gurxan
Gurxanka dhacayiyo
Gulucleentaba
Gur wanaagsan baa
Lagu galbiya gabarna
Loo dhiga gurina loodhisa
Geenyo weeye inantan
U garaabay oo garab
Dhamanted ugu deeqay
Garashada guula u siyadshay
O galad hagagsan ugu biiriyay
Geenyo weeye inantan
U garaabay oo garab
Dhamanted ugu deeqay
Garashada guula u siyadshay
O galad hagagsan ugu biiriyay
Asluub badan axsan goobay
Garaadan aniguba siiyay
Amaantana baan ku raaco
Udgoonkeedu waa mid gaariya
Asluub badan axsan goobay
Garaadan aniguba siiyay
Amaantana baan ku raaco
Udgoonkeedu waa mid gaariya
Gurxan ka gurxan
Gurxanka dhacayiyo
Gulucleentaba
Gur wanaagsan baa
Lagu galbiya gabarna
Loo dhiga gurina loodhisa
Gurxan ka gurxan
Gurxanka dhacayiyo
Gulucleentaba
Gur wanaagsan baa
Lagu galbiya gabarna
Loo dhiga gurina loodhisa
Written by: Mursal A Sahal, Murzall Gayre sahal
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...