album cover
Hagarlaay
4,715
Afro-Beat
Hagarlaay was released on April 25, 2024 by GayreOriginal as a part of the album Murzall Gayre - EP
album cover
Release DateApril 25, 2024
LabelGayreOriginal
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM95

Credits

COMPOSITION & LYRICS
Mursal A Sahal
Mursal A Sahal
Songwriter
The Golden Voice
The Golden Voice
Songwriter

Lyrics

Hogosha roobkiyo
Hilaac baxayay
Hir doogleh iyo
Horyaalkii duniday
Harad bi'say tan ku hirtay
Ku hirtay midan ku hirtay
Halistii wadnahad haleesho Hagarlaay
Hankaad kobcisaa hadeer godlade
Heliyo hoobey Harmaynu dhisnaa
hoy hoy hariyo deeq Hariyo deeq leh
Halbowlaha dhiiga yartii hanatay
Hogaanka naftayda hubaal noloshayda
Yartii hubsataay hariyo habeen
Waan haybshaa hariyo habeen
Waan raadshaa
Hanaaniyo asluubiyo
Haybad dhalatay
haraad tirtay
Hamuun bisaay
Horjoog adiga
Hankayga dagee
Hanfigii cashaqa ijiitoo
Hagarlaay howshaynu
Wadnaa hirgali doontee
Heliyo hoobey hadmaynu
Galnaa hoy hoy hariyo doog
Hariyo doog lwh
Halbowlaha dhiiga yartii hanatay
Hogaanka naftayda hubaal noloshayda
Yartii hubsataay hariyo habeen
Waan haybshaa hariyo habeen
Waan raadshaa
Written by: Mursal A Sahal, The Golden Voice
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...