album cover
Naadia
30
Afro-Beat
Naadia was released on April 25, 2024 by GayreOriginal as a part of the album Murzall Gayre - EP
album cover
Release DateApril 25, 2024
LabelGayreOriginal
LanguageEnglish
Melodicness
Acousticness
Valence
Danceability
Energy
BPM89

Credits

COMPOSITION & LYRICS
Mursal A Sahal
Mursal A Sahal
Songwriter

Lyrics

Nafbaa tahay nafteyda doonta
Nal baa tahay nuurka daaraa
Nasab bataho aan naawilay
Neecaw qabow iyo naq baa tahay
Nafbaa tahay nafteyda doonta
Nal baa tahay nuurka daaraa
Nasab bataho aan naawilay
Neecaw qabow iyo naq baa tahay
Niyada barbaa tahoo
Nolol baa ii tahay
Nolosha hiil baa utaho
Nasri baa ii tahay
Niyada barbaa tahoo
Nolol baa ii tahay
Nolosha hiil baa utaho
Nasri baa ii tahay
Anaad igu dhex nooshoo
Ana macaan nawilay noloshena
nagoo nool nuujino cishqigeen
Ila naax naaxi caashaqaa
Ila nuug nuuug Nadiyay
Ila naanaadi ha nooginee
aan wada nuugno naadiyay
Ila naax naaxi caashaqaa
Ila nuug nuuug Nadiyay
Ila naanaadi ha nooginee
Aan wada nuugno naadiyay
Nasiya tahay nabdiga deeqa
Nacfi baa tahay nus i kaaba
Nagi baa taho aan doogsanay
Nimca aduuniyo har hatahay
Nasiya tahay nabdiga deeqa
Nacfi baa tahay nus i kaaba
Nagi baa taho aan doogsanay
Nimca aduuniyo har hatahay
Nasiibka ifka taho
Nasteex baa ii tahay
Nashaadka ruuxdaba taho
Nadar Baa ii tahay
Nasiibka ifka taho
Nasteex baa ii tahay
Nashaadka ruuxdaba taho
Nadar Baa ii tahay
Anaad igu dhex nooshoo
Ana macaan nawilay noloshena
Inago nool nol nuujino cishqigena
Ila naax naaxi caashaqaa
Ila nuug nuug Nadiyay
Ila naanaadi ha noogino
Aan wada nuugne naadiyay
Ila naax naaxi caashaqaa
Ila nuug nuug Nadiyay
Ila naanaadi ha noogino
Aan wada nuugne naadiyay
Written by: Mursal A Sahal
instagramSharePathic_arrow_out􀆄 copy􀐅􀋲

Loading...